Warar kala duwan oo kasoo baxaya Sababta loo baajiyay kulankii Golaha Wasiirada

Kulanka khamiislaha ahaa ee yeelan jireen golaha Wsaiirada Soomaaliya ayaa maanta la baajiyay, waxaana fariimo loo diray golaha Wasiirada oo lagu wargaliyay in maanta uusan jirin wax kulan ah. Warar kala duwan ayaana kasoo baxaya xiligan xasaasiga ah sababaha kulanka golaha Wasiirada loo baajiyay, wararka qaar ayaana sheegaya in baajinta kulankan sabab u aheyd xaalada … Continue reading Warar kala duwan oo kasoo baxaya Sababta loo baajiyay kulankii Golaha Wasiirada